Ku Soo Dhawoow Waayo-maal

KHadar Axmed C. Seed

Qoraaga

Ka Akhriso Waayo-maal Qoraal Cilmiyeed ku Anfacaya

Ku waas oo ka koobnaanaya xog kala duwan sida Cilmi Bulsho Cilmi Nafsi iyo Horumarinta Nafta…

Maqaalada Qoran

Cilmi Bulsho

Ka akhri tijaabooyinka yaabka leh, ee laga ogaado aadamaha habdhaqankooda, ee saameynta ku yeelata bulshada, qoyska uu la daganyahay iyo naftiisaba. Waxaana taas ku keenta inta badan deegaanka uu qofku ku noolyahay sida uu yahay.

Cilmi Nafsi

Aadamahu si ay wada shaqayntoodu ay u sii wada jirto waa in ay fahmaan qofka ay la dhaqmayaan sida uu yahay.

Horumarinta nafta

Qofku waa uu jecelyahay in uu arko naftiisa oo horumartay taasna waxa ay u baahantahay dadaal dheeri ah kaas uu qofku wax ka badalayo hab fikirkiisa.

Waxa ay ka idhaahdeen Akhristayaashu:-